Friday, July 31, 2026
26.4 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: DF Somaliya oo shaacisay in duqeyn lagu dilay Bashiir Qoorgaab...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowlada Federalka Soomaaya ayaa sheegtay in duqeyn cirka ah lagu diley 22-kii bishii Febraayo xubin sare oo ka tirsanaa ururka Al-Shabaab. Wakaaladda...
Jama Sh. Yusuf

DAAWO VIDEO: Axmed Madoobe: DF Somaliya waxay iigu goodisay lacag qaado...

Kismaayo (Halqaran.com) – Axmed Madoobe, madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Sabtidii maanta ku andacooday in uu diiday dalab lacageed oo dowladda federalka usoo bandhigtay...
Ahmed Mohamed

AMISOM oo agab ciidan ku wareejisay taliska booliska maamulka Hirshabeelle

Jowhar (Halqaran.com) - Taliyaha ciidamada Booliska Maamulka Hirshabeelle Xasan Dhicisow Xasan ayaa kala wareegay agab ciidan taliyaha Booliska AMISOM ee deegaanada Hirshabeelle. Munaasabadda agabkaasi uu...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo Cabdiweli Gaas oo kulamo uga...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyadda ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland oo dalbaday in ciidanka DF Somaliya si shuruud...

Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa waxaa uu Dowladda Federaalka ugu yeeray in si sharuud la’aan...
Ahmed Mohamed

”Ciidan aan waddada Afgooye mari karin oo tan Balcad aan aadi...

Muqdisho (Halqaran.com) - Daahir Maxamuud Geelle, wasiirkii hore ee Warfaafinta dowladda Soomaaliya ayaa ku tilmaamay dagaalada ka dhacay gobolka Gedo inuu yahay dagaal sokeeye,...