Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxay kawada hadleen madaxweynaha Puntland iyo Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo madaxweyne Ku-xeenka Axmed Cilmi Cismaan, ayaa Talaadadii maanta kulan la qaatay,...
DF Somaliya oo karantiishay muwaadin Somaliyeed oo ka yimid dalka Shiinaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo ka duulayso waajibka shaqo ee ka saaran inay bulshada la wadaagto xogaha la xariiro...
XOG CUSUB: Maxaa Amiirrada sar-sare ee dalka Sucuudiga loo aamusiiyay?
Riyad (Halqaran.com) - Xarigga amiirrada sare ee Sucuudiga ee uu amray Dhaxal suge, Maxammed bin Salmaan, ayaa kicisay mowjado shaki ah oo ku saabsan...
UPDATE: Dowladda Turkiga iyo Midowga Yurub oo la filayo inay heshiis...
Brussels (Halqaran.com) – Dowladda Turkey ayaa rajeyneysa inay heshiis cusub oo lagula tacaalayo qaxootiga la gaarto Midowga Yurub ka hor kulan madaxeedka xiga ee...
DAAWO SAWIRRO: RW Xasan Cali Kheyre oo maanta xariga ka jaray...
Baraawe (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo socdaal shaqo kusoo gaaray caasimadda dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa xarigga ka...
UPDATE: Burcad badeed Soomaali ah oo afduubtay markab laga leeyahay UK...
Nairobi (Halqaran.com) - Burcad Badeed Soomaali ah ayaa afduubtay Markab wada 2 Milyan oo Barmiil oo ah Aalkolada Jeermiska lagu dilo iyo 50 kun...







