Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Dood ka taagan soo jeedinta ay sameeyeen xildhibaano ka tirsan...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa dood adag ka yeeshay gudoonka gollaha u gudbiyay soo jeedin ay Ku codsanayaan in la meel mariyo...
Dowladda Soomaaliya iyo Talyaaniga oo heshiis cusub kala saxiixday
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS iyo Hay’adda dhinaca Horumarinta u qaabilsan dawladda Talyaaniga, ayaa maanta si rasmi ah u kala saxeexday...
4 qof oo looga shakiyay cudurka Coronavirus oo lagu karantiilay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka dowladda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay karantiishay Afar ruux oo ka yimid dalalka uu...
Ilhaan Cumar oo shaacisay inay la aqal gashay Tim Mynett oo...
Minnesota (Halqaran.com) - Warbaahinta Fox News ee dalka Mareykanka ayaa ku soo warrantay in xildhibaanad Ilhaan Cumar oo katirsan aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka,...
Wafdi ay hoggaamineyso wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka oo maanta gaaray magaalada...
Baydhabo (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumada Soomaaliya Marwo Fowziya Maxamed Sheekh iyo Wafdi ay hoggaamineyso ayaa Khamiistii maanta tagay magaalada...
Donald Trump oo xayiraad ku soo rogay duulimaadyadii Yurub ee Mareykanka
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa ku dhawaaqay xayiraad dhanka socdaal ah, oo uu sheegay in lagu soo rogayo dadka dalkiisa uga...







