Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DHAGEYSO: DF Soomaaliya oo shaacisay qorsho ka dhan ah Cudurka Coronavirus
Muqdisho (Halqaran.com) - Iyadoo walaac xoogan ay dunida kaqabto faafitaanka Cudurka Caronavirus ayaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur waxa ay shacabka...
DAAWO TOOS: Shirka Wadatashiga Puntland ee ka furmay Garowe
https://youtu.be/troxPf8C5ak
Askari ‘nin shacab ah’ u dilay inuu beer ku fasho oo...
Buullo-Mareer (Halqaran.com) - Maxakamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa Dable Xoogga Dalka Cabdiraxmaan Cabdulle Hilowle ku xukuntay dil toogasha ah oo ah...
Meydka gabar yar oo laga helay duleedka magaalada Dhuusamareeb, booliska ayaa...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in duleedka Magaalada laga helay maydka gabar yar, sida...
Shirka Wadatashiga Puntland oo maanta si rasmi ah uga furmay Garowe...
Garowe (Halqaran.com) – Waxaa si rasmi ah magaalada Garowe ee Gobolka Nugaal uga ka furmay Shirka wadatashiga dowlad gobleedka Puntland, kaasi oo ay ka...
Maamulka Hirshabelle oo farriin u diray wasiirrada iyo xildhibaannada ku matala...
Jowhar (Halqaran.com) - Maamulka Hirshabelle ee ka dhisan Gobolada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa ugu yeeray Wasiirada iyo Xildhibaanada ku matala Dowladda Federaalka Soomaaliya...







