Friday, July 31, 2026
25.1 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo farriin ku aadan Feyraska Corona u diray shacabka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo u diray shacabka Soomaaliyeed farriin ku aaddan caabuqa Coronavirus (Covid-19) ayaa tilmaamay in...
Ahmed Mohamed

RW Kheyre “Dadka Somaliyeed Waxay Guranayaan Miraha Dadaalkii Dib-u-habaynta Ciidanka”

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa taliska Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay xoreynta deegaanka Jannaale oo kamid ahaa...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Wax badan ka ogow sida lagu garto Cudurka Coronavirus iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Cudurka Coronavirus ayaa kusii faafaya dalal badan oo caalamka ka mid ah, ayada oo la xaqiijiyey in ka badan 5,000 oo...
Ahmed Mohamed

Taliska ciidanka xoogga dalka oo war ka soo saaray la wareegistii...

Janaale (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliyeed S/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa sheegay ciidanka xoogga in deegaanka janaale ay sibuuxda ula wareegen, kadib markii...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo joojisay dhammaan duulimaadyadii caalamiga ah +(VIDEO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay si ku meel gaar ahi u joojisay dhammaan duulimaadyadii caalamiga ahaa ee dalka imaan jiray, sababo...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Madaxweynaha Jubbaland: ”Mayeeleyno in ciidankayga lacag lagu siiyo afganbigeyga‘‘!

Afmadow (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo la hadlayay Ciidamo iyo Saraakiil ka tirsan Maamulka Jubbaland ee ku...