Friday, July 31, 2026
25.1 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Kiiskii ugu horreeyay ee Cudurka Coronavirus oo laga helay Muqdisho &...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa Isniintii maanta xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay ee Coronavirus in laga helay Soomaaliya, gaar ahaan Caasimadda...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay Janaale oo ay la wareegeen ciidamada xoogga dalka...

Janaale (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka oo maanta gacan ka helaya Xoogaga Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ayaa la wareegay gacan ku haynta Deegaanka Janaale...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland oo abaabul ciidan ka billaabay Afmadow +(SAWIRRO)

Afmadow (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Axaddii maanta gaaray Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Axmed Madoobe...
Ahmed Mohamed

Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliya oo u jawaabay Madaxweynaha Puntland +(VIDEO)

Garowe (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo khudbad ka jeediyey shirka wadatashiga ee Axaddii Maanta ka furmay...
Ahmed Mohamed

Maamulka cusub ee Dhuusamareeb oo maanta xilka la wareegay

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilalka ku kala wareegayeen maamulkii hore ee Caasimada...
Editor

DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo sheegay in lagu fashilmay in xal...

Garowe (Halqaran.com) - Madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland, mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan Madaxwayne ku Xigeenka, guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo masuuliyiin ka socday...