Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Intee ayay qaadan kartaa in la helo tallaalka fayraska Corona?
Washington (Halqaran.com) - Dalka Maraykanka ayaa billaabay inuu dad mutadawiciin ah ku tijaabiyo tallaal looga hortagayo fayraska Corona ee ku faafay caalamka.
Afar qof oo...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka ‘Gen. Odawaa’ oo tegay magaalada Baydhabo +(SAWIRRO)
Baydhabo (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Talaadadii Maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta...
AKHRI: War-mutiyeedka ka soo baxay Shirkii Wadatashiga ee Puntland & 11...
Garowe (Halqaran.com) - Shirka Wadatashiga Puntland oo mudda saddex maalmood ah ka socday magaalada Garowe ayaa laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban 11 qodob...
Afar ruux oo kale oo maanta lagu karantiilay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho Talaadadii Maanta kasoo dagay Afar Muwaadiniin Soomaali ah, kuwaasi oo la sheegay inay...
Ciidamada Puntland oo magaalada Boosaaso ku qabtay xubno looga shakiyay Ururka...
Boosaaso (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya, in ciidamada Puntland ay halkaasi ku qabteen xubno lagu tuhmayo...
Shirkadda Diyaaradaha ee Turkish Airlines oo joojisay duulimaadyadii Soomaaliya (Maxaa cusub?)
Istanbul (Halqaran.com) - Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines ayaa waxay qaaday tallaabo ay si ku-meel-gaar ahi ugu joojineyso duulimaadyadeedii Magaalada Muqdisho, ka gadaal markii la...







