Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DHAGEYSO: Puntland oo gabi ahaan joojisay Shirarka iyo goobaha ay dadka...
Garowe (Halqaran.com) - Dowlad Goboleedka Puntland ayaa hakiyey in muddo ah kulamada Siyaasadeed iyo Goobaha la sigu yimaado ee deegaannada Maamulkaas sababo la xiriira...
KENYA ”Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaanu dilnay, midna nolosha baan ku...
Lamu (Halqaran.com) - Ciidanka Millatariga Kenya ayaa sheegay in ay dileen 12 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab midna ay qabteen, markii ay weerar ku...
Daawo Sawirrada: Dhismaha garoonka Stadium Muqdisho oo meel gaba-gabo maraya &...
Muqdisho (Halqaran.com) – Dhismaha garoonka Stadium Muqdisho ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu marayaa meel gaba-gabo ah, iyadoo muddooyinkii ugu dambeeyay dib u habeyn...
Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni‘ oo aqbalay inuu yimaado Muqdisho
Garowe (Halqaran.com) - Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi...
Faahfaahin: Mareykanka oo duqeyn ku garaacay maleeshiyaad Al-Shabaab oo isku aruursanayay...
Janaale (Halqaran.com) - Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay shan duqeymood oo ka dhan ah Kooxda Al-Shabaab ka gaysatay meel u dhaw Jannaale, intii u...
AKHRISO: Liiska Xildhibaannada cusub ee Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu dhawaaqay...
Baydhabo (Halqaran.com) – Liiska Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si rasmi ah loo shaaciyay, kuwaasi oo muddo la sugayay ku dhawaaqistooda.
Guddiga...







