Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Malaayiin Mareykan ah oo lagu Amray inay Guryahooda ka bixin
California (Halqaran.com) - Malaayiin Mareykan ah ayaa guryahooda ku sugan Sabtida maanta ah ka dib amar ay ka heleen mas’uuliyiinta gobolladooda iyo dowladaha hoose...
Masaajidda Makka iyo Madiina oo laga mamnuucay Salaadda Jamaacada Fayraska Corona...
Riyad (Halqaran.com) - Sacuudi Carabiya ayaa joojisay in gebi ahaanba salaaddaha jamaacada lagu tukado gudaha iyo bannaanka labada masjid ee barakaysan ee ku kala...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay dalalka dadka ka imaanaya ee la karantiili...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa iyada oo tixraacaysa war-saxaafadeedkii ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee...
Somaliland ”Maalmaha soo socda waxaa deegaannadeena ku soo wajahan Roobab xooggan”
Hargeysa (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed oo ay Weheliyaan Agaasimka Waaxda Saadaasha Hawada ee wasaaradda Beeraha ayaa sheegay...
UPDATE: Ciidamo Itoobiyaan ah oo la wareegay ammaanka Garoonka Doolow
Doolow (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ammaanka Garoonka diyaaradaha ay la wareegeen Ciidamo Itoobiyaan ah.
Wararka ayaa...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ‘Bayle’ oo shaaciyay waqtiga IMF ka cafinayso deynta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka wasaaradda maaliyadda XF Soomaaliya, Mudane Cabdiraxaan Ducaale Bayle oo maanta shir jar’id warbaahinta u qabtay ayaa waxa uu sheegay in...







