Friday, July 31, 2026
25.1 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Cudurka Coronavirus oo ku sii faafaya dalka Kenya

Nairobi (Halqaran.com) – Waxaa dalka Kenya ku sii fidaya caabuqa Coronavirus, iyadoo tan iyo Jimcihii laga diiwaangeliyay dalkaasi illaa toddobo kiis, sida ay xaqiijisay...
Ahmed Mohamed

RW Kheyre oo Addis Ababa kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Itoobiya...

Addis Ababa (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Arbacadii maanta kulan miro dhal ah magaalada Addis Ababa kula qaatay...
Ahmed Mohamed

Golaha Wasiirrada Hirshabelle oo ansixiyay miisaaniyadda 2020 ka +(SAWIRRO)

Jowhar (Halqaran.com) - Golaha Wasiirada Hirshabelle ayaa waxay maanta ansixiyeen Miisaaniyadda 2020, ee ay ku shaqayn doonto Hirshabelle, ka dib markii ay soo gudbisay...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo amar ku bixisay in la joojiyo dhammaan tartamaha...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin hor leh, oo ujeedkiisu yahay in lagu yareeyo amaba lagula dagaallamo faafitaanka caabuqa...
Ahmed Mohamed

Caleemo saarka madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ oo dib loo dhigay

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga qabanqaabada caleemasaarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa go’aansaday in dib loo dhigo munaasabadda Caleema saarka oo dhici lahayd 26-ka Maarso...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo ku dhawaaqay gogol cusub oo shir...

Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi ayaa soo xiray Shirka Wadatashiga Puntland oo saddex maalmood ka socday xarunta Jaamacadda PSU...