Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DF Somaliya iyo Midowga Yurub oo kawada hadlay arrimo badan oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Midawga Yurub ayaa Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlay horumarinta Dhaqaalaha, Deyn cafinta sida dib-u-habeynta ciidamadu ay...
Madaxweynaha Puntland oo daah-furay mashruuca Waxbarashada ee IFIYE +(SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay Mashruuc Waxbarasho, kaas oo halku dhiggiisu yahay Ifiye.
Munaasabadda Daah-furka ayaa waxa...
Madaxweyne Qoorqoor oo Dhuusamareeb kulan kula yeeshay Odayaasha Xeraale iyo Huurshe
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa waxaa uu magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Deegaanada...
UPDATE: Maxaa ka taqaanaa dadka caanka ah ee uu ilaa iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Tan iyo markii uu caalamka ku fiday Caabuqa cusub ee Corona, inkastoo uu soo ritay dad badan oo rayid ah, haddana...
Faah-faahin ku saabsan qarax khasaare geystay oo lala beegsaday ciidamada AMISOM
Sh/Dhexe (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ciidamada Amisom lagula eegtay Gobolka Shabellaha dhexe, waxaana ka dhashay Khasaare soo gaaray...
Duqeymo xooggan oo lagu garaacay degmooyinka iyo magaalooyinka ay ka taliyaan...
J/Dhexe (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa duqeeyay Xarumo Al-Shabaab kulahaayeen degmooyinka Jilib, Bu’aale, Saakow...







