Saturday, June 27, 2026
26.9 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: Axmed Madoobe: DF Somaliya waxay iigu goodisay lacag qaado oo meesha isaga tag ama waan ku dilaynaa!

Kismaayo (Halqaran.com) – Axmed Madoobe, madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Sabtidii maanta ku andacooday in uu diiday dalab lacageed oo dowladda federalka usoo bandhigtay si uu meesha uga baxo uu booskana u baneeyo.

‘‘Waxaa maanta aniga sharaf ii ah inaanan reer Jubbaland dhaafsiisan 20 milyan oo dollar oo afka la iigu shubo, mana jiro macno aan ka gorgortami karay‘‘ ayuu ka hor sheegay maanta madaxweyne Axmed Madoobe mar uu khudbad ka hor jeediyay baarlamaanka Jubbaland.

Haddaba Hoos ka daawo Muuqaalka oo Buuxa:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...