Tuesday, August 25, 2026
26.9 C
Mogadishu

Axmed Madoobe

Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo lagu soo dhaweeyay Dhoobley +SAWIRRO

Dhoobley (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axaddii Maanta gaaray Degmada Dhoobley ee Gobolka...

Jubbaland oo hay’adda IOM kala hadashay dib u soo celinta qaxootiga Soomaaliyeed

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay madaxa Hay’ada Socdaalka aduunka ee IOM...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo lagu soo dhaweeyay Dhoobley +SAWIRRO

Dhoobley (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axaddii Maanta gaaray Degmada Dhoobley ee Gobolka...
Ahmed Mohamed

Jubbaland oo hay’adda IOM kala hadashay dib u soo celinta qaxootiga...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay madaxa Hay’ada Socdaalka aduunka ee IOM...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Axmed Madoobe oo dhagax dhigay garoonka diyaaradaha ee Ceelwaaq

Ceelwaaq (Halqaran.com) - Madaxweyaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Jimcihii dhagax dhigay Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Ceelwaaq. Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminayo...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland ‘‘Dalka waa uu ka baxay hubanti la’aanta qabsoomidda doorashada‘‘

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) - ayaa sheegay in dalka uu ka baxay hubanti la’aanta qabsoomidda doorashada dalka,...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland oo warbixin ka dhageystay guddiga doorashooyinka heer Federaal

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Moaxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo kula kulmay masuuliyiinta Guddiga hirgalinta doorashada...
Ahmed Mohamed

Axmed Madoobe oo soo saaraya Liiska Musharraxiinta Aqalka sare ee Jubbaland

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu soo saaro liiska...