Saturday, October 10, 2026
27 C
Mogadishu

Axmed Madoobe

Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo lagu soo dhaweeyay Dhoobley +SAWIRRO

Dhoobley (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axaddii Maanta gaaray Degmada Dhoobley ee Gobolka...

Jubbaland oo hay’adda IOM kala hadashay dib u soo celinta qaxootiga Soomaaliyeed

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay madaxa Hay’ada Socdaalka aduunka ee IOM...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo gaaray Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dolad Goboleedka Jubbaland Axmed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Dhuusamarreeb ee Caasimadda Galmudug, iyada oo halkaasi...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Madaxweynihii hore ee Puntland oo eedeyn kulul u jeediyay Madaxweyne...

Gedo (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii khasaaraha geystay ee ka dhacay...
Ahmed Mohamed

R/Wasaare ku-xigeenka dalka iyo Madaxweynaha Jubbaland oo Garoowe isku wareystay

Garoowe (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ku sugan magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa uu halkaasi...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland oo markale ka dalbaday DFS inay ku wareejiso maamulka...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo hadal ka jeediyay Shirka Madasha Iskashiga ee Soomaaliya iyo Beesha Caalamka...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland oo guul taariikhi ah ku tilmaamay ansixintii heshiiska Doorashada...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo dhaweeyay Ansixinta heshiiska Doorashooyinka ee labada Aqal ee Baarlamaanka...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo codsi u diray Xildhibaannada BF Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay heshiiskii Doorashada ee madaxda DF Soomaaliya iyo Madaxda...