Sunday, October 11, 2026
27.2 C
Mogadishu

Axmed Madoobe

Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo lagu soo dhaweeyay Dhoobley +SAWIRRO

Dhoobley (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axaddii Maanta gaaray Degmada Dhoobley ee Gobolka...

Jubbaland oo hay’adda IOM kala hadashay dib u soo celinta qaxootiga Soomaaliyeed

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay madaxa Hay’ada Socdaalka aduunka ee IOM...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

KENYA oo si aan gambasho laheyn u sheegtay in ay difaacayso...

Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa si aan gambasho laheen shaaca ka qaaday, in ay difaacayso Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed...
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI AH: Guddiga Doorashooyinka JUBBALAND oo maanta war cusub kasoo...

Kismaayo (Halqaran.com) - Guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland, oo isniintii maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo, ayaa faah-faahin ka bixiyey...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa ka soo baxay Kulankii Madaxda Jubbaland iyo Taliyaha guud ee...

Kismaayo (Halqaran.com) - Magaalada Kismaayo oo maanta gaaray wafdi uu hoggaaminaayay Taliyaha Guud ee Ciidamada Amisom ayaa wuxuu kulan la qaatay madaxda Maamulka Jubbaland. Madaxweyne...
Jama Sh. Yusuf

Dhageyso Wareysi: Madaxweynihii hore ee Puntland oo farriin culus u diray...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Maamul gobolkeed Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, oo wareysi siiyay laanta Af Soomaaliga ee VOA-day ayaa ka...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweynaha Jubbaland oo maanta kulan xasaasi ah la yeeshay saraakiisha Amniga...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Jimcihii maanta magaalada Kismaayo kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Jubbaland. Axmed Madoobe ayaa...
Ahmed Mohamed

XOG XASAASI: ”Doorashada Jubbaland nabad kuma dhici doonto haddii ay sidaani...

Kismaayo (Halqaran.com) - Musharax Sheekh Daahir Axmed Sheekh Cabdullaahi oo ka mid ah musharaxiinta Jubbaland ayaa waxa uu walaac ka muujiyay qaabka Maamulka Jubbaland...