Axmed Madoobe
LA OGAADAY: KENYA oo sheegtay in ay garab taagan tahay Axmed...
Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa la sheegay in ay dadaal badan ku bixinayso siduu uu kusoo laaban lahaa Madaxweynaha waqtigiisa uu dhamaaday ee...
DHAGEYSO: Musharraxiinta Jubbaland qaarkood oo Dalab cusub soo saaray (Muxuuse yahay?)
Kismaayo (Halqaran.com) - Musharraxiinta mucaaradka ee ka soo horjeedo madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa weli walaac ka muujinaya doorashada la filayo in dhowaan ay...
Daawo Sawirro: Muxuu hoggaamiyaha Jubbaland kala hadlay Xildhibaanada labada aqal ee...
Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Kismaayo ku qaabilay Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka...
Beesha caalamka oo qodobbo culus hor-dhigtay M/weynaha Jubbaland iyo Axmed Madoobe...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Beesha Caalamka oo uu...
Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo ka hadlay Xildhibaannada cusub ee lagu...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ka hadlay Xildhibaanada Baarlamaanka Labaad Jubbaland, ee Tallaadadii maanta lagu...
XOG HOOSE: Madaxweyne Axmed Madoobe oo isku diyaariyay dagaal ka dhaca...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa u diyaar-garoobay dagaal culus oo ka dhaca magaalada Kismaayo, haddii ay...









