Saturday, October 10, 2026
27 C
Mogadishu

Axmed Madoobe

Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo lagu soo dhaweeyay Dhoobley +SAWIRRO

Dhoobley (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axaddii Maanta gaaray Degmada Dhoobley ee Gobolka...

Jubbaland oo hay’adda IOM kala hadashay dib u soo celinta qaxootiga Soomaaliyeed

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay madaxa Hay’ada Socdaalka aduunka ee IOM...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa looga hadlay Shirkii golaha wasiirrada ee maamulka Jubbaland?

Kismaayo  (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka bilaha ah ee golaha amniga heer Dowlad Goboleed...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka soo baxay kulankii maanta ee golaha wasiirrada ee maamulka...

Kismsaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Khamiistii maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha wasiirada Jubbaland oo lagaga hadlay...
Weriye Ahmed Abdi

ARAG SAWIRRADA: Siyaasiyiinta Kismaayo ku sugan oo Kulan Xasaasi ah la...

Kismaayo (Halqaran.com) - Siyaasiyiinta Magaalada Kismaayo kaga qaybgalay xafladdii caleemo saarka ee Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Isniintii maanta magaaladaasi kula...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Sidee madaxweynaha Puntland ‘DENI’ loogu soo dhaweeyay Kismaayo?

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Khamiistii maanta siweyn loogu soo dhoweeyay Magaaladda Kismaayo...
Editor

UPDATE: Qaban-qaabadii ugu dambeysay ee caleema saarka madaxweynaha Jubbaland oo ka...

Kismaayo (Halqaran.com) - Qaban-qaabadii ugu dambeysay ee Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka socota Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland. Ciidanka...
Editor

DAAWO VIDEO: Axmed Madoobe ‘‘Hubka Dowladda Somaliya waxaa loo geeyaa Al-Shabaab,...

Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo Khilaaf uu Muddooyinkii dambe kala dhexeeyay Dawladda dhexe ee Soomaaliya ayaa...