Axmed Madoobe
Axmed Madoobe ‘‘Markii la ogaaday in Aniga & Deni aynu tagayno...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed islaam (Axmed Madoobe) oo goor-dhow khudbad ka jeediyay kulan uu la yeeshay guddiga joogtada ee Golaha...
Madaxweyne Farmaajo, Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo ku kulmay Villa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay Aqalka Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kulan casho sharaf ugu sameeyay Madaxweyneyaasha Jubbaland...
Madaxda Jubbaland & Puntland oo kulan kula leh Muqdisho Safiirka Mareykanka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka socda shir u dhaxeeya dowlad goboleedyada Jubbaland, Puntland iyo Safiirka u...
Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay qaabka loo xalinayo xiisadda G/Gedo
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo gaba gabeeyay safarkii uu ku joogay deegaannada Galmudug, wuxuuna...
Axmed Madoobe: ‘‘Khilaafkii DF Somaliya iyo Jubbaland waa la xaliyay‘‘
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in is afgarad buuxa laga gaaray khilaafkii kala dhaxeeyay Maamulkiisa Dowladda Federaalka...
Madaxweynaha Jubbaland oo ka digay muddo kororsi, kana hadlay matalaadda Gobolka...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay ka qaybgalay Munaasabada kooban oo lagu xusayo Sanad guurada 60-aad ee...









