Saturday, October 10, 2026
27 C
Mogadishu

Axmed Madoobe

Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo lagu soo dhaweeyay Dhoobley +SAWIRRO

Dhoobley (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axaddii Maanta gaaray Degmada Dhoobley ee Gobolka...

Jubbaland oo hay’adda IOM kala hadashay dib u soo celinta qaxootiga Soomaaliyeed

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay madaxa Hay’ada Socdaalka aduunka ee IOM...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Editor

WAR CUSUB: Madaxweynaha Jubbaland oo dowladda Somaliya ku eedeyay inay kicineyso...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay baal martay sharciga,islamarkaana iska horkeeneyso Beelaha dega deegaanada...
Weriye Ahmed Abdi

WAR CUSUB: Axmed Madoobe oo Jawaab adag ka bixiyay Natiijadii ka...

Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleeda Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in hannaanka siyaasadda loo dhan yahay aanay xilligan dalka ka jirin, wixii ka...
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI: Hoggaamiye Axmed Madoobe oo joojiyay wafdi u socday Madaxweyne...

Kismaayo  (Halqaran.com) – Warar hoose oo ay haleyso mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya in dowlad goboleedka Jubbaland ay joojisay wafdi u duuli lahaa magaalada Muqdisho. Wafdigan...
Ahmed Mohamed

DAAWO MUUQAAL: Axmed Madoobe oo si kulul u weeraray Madaxda DF...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Arbacadii maanta Saxaafada kula hadlay Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee...
Ahmed Mohamed

XOG LA OGAADAY: Maxaa ka jira in Axmed Madoobe uu mowqif...

Kismaayo (Halqaran.com) – Warar lagu kalsoonaan karo ayaa Halqaran.com u xaqiijiyey, in Beesha Caalamka ay dhexdhexaadin rasmi ah ay ka dhex-bilowday madaxweynaha Jubbaland iyo...
Weriye Ahmed Abdi

WAR XASAASI: ”ITOOBIYA ma dhex-dhexaadineyso DF Soomaaliya iyo Jubbaland, Axmed Madoobe...

Muqdisho (Halqaran.com) – Mid ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, ayaa waxaa uu ka hadlay wararka sheegaya...