Sunday, December 14, 2025
26.5 C
Mogadishu

Dhageyso Wareysi: Madaxweynihii hore ee Puntland oo farriin culus u diray madaxda DF iyo M. Jubbaland

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee Maamul gobolkeed Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, oo wareysi siiyay laanta Af Soomaaliga ee VOA-day ayaa ka hadlay arrimo badan oo xasaasi ah.

Dr. Gaas ayaa ka hadlay Caqabadihii maamulkiisa kasoo gaarey khilaafkii soo kala dhexgalay isaga iyo dowlada federalka ee Soomaaliya.

Sidoo kale, Gaas waxa uu ka hadley shaqsiyada intuu ka yaqaano guddoomiyhii gobolka Banaadir ahaana duqii magaalada Muqdisho, Eng. Cabdiraxaamn Cumar Cismaan (Yariisow) oo u geeriyoodey Qarax ka dhacay gudaha xafiiskiisa.

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland ayaa waxaa wareysiga la yeeshay  Weriyaha VOA-da Sahra Cabdi Axmed.

Hadda hoos ka dhageyso wareysiga oo buuxa:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...