Sunday, June 28, 2026
26.8 C
Mogadishu

Kiiskii ugu horreeyay ee Coronavirus oo laga helay gobolka Soomaalida ku badan tahay ee Minnesota

Minnesota (Halqaran.com) – Kiiskii ugu horeeyay ee Coronavirus ayaa laga helay Gobolka Soomaalida ku badan tahay ee Minnesota dalka Mareykanka, sida Hawlwadeenada Caafimaadka u sheegeen Warbaahinta dalkaasi.

“Waxaa jira hal kiis oo la xaqiijiyay oo ah cudurka coronavirus (COVID-19) ee gobolka Minnesota” waxaa sidaasi yiri sarkaal ka tirsan waaxda caafimaadka.

Qofka kiiska laga helay waa nin waayeel ah oo weyn oo deggan degmada Ramsey.

Bukaanka ayaa la sheegay inuu kali lagu haayo guriga uuna soo kabanayo.

Waaxda Caafimaadka ee Minnesota waxay sheegtay inay wali sugayaan xaqiijinta CDC-da, laakiin in “saraakiisha caafimaadka ay tixgeliyaan natiijada ka soo baxda baaritaanada.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...