Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii degmada BaledXaawo & Khasaarihii ka dhashay
BeledXaawo (Halqaran.com) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaalkii xooganaa ee Isniintii maanta duleedka Degmada BeledXaawo ku dhex maray...
Digniin culus oo loo jeediyay Kenya, kaddib dagaalkii maanta ka dhacay...
Gedo (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo, Korneyl Maxamad Caddow Cali (Sanka) ayaa Kenya ugu yeeray in ay joojiso waxa uu...
Faah-faahin ku saabsan dagaalka culus ee ka dhacay degmada BeledXaawo +(SAWIRRO)
Belexaawo (Halqaran.com) - Waxaa degan xaaladda xuduuda Degmada BeledXaawo la wadaagto Degmada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya, ka dib dagaal culus oo maanta...
Maxaa ka jira in Al-Shabaab ay joojisay dhismihii madaxtooyada maamulka HirShabelle...
Jowhar (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in hakad uu ku yimid qorshihii la damacsanaa in...
Kenya oo markale ka jawaabtay eedeynta uga timid dowladda Soomaaliya (Maxa...
Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa markale ka Jawaabtay eedeyn Khamiistii lasoo dhaafay dowladda Federaalka Soomaaliya u jeedisay, taasi oo aheyd in Kenya ay...
Maxaa ka soo baxay kulankii maanta ee hay’adaha u xilsaaran dib...
Muqdisho (Halqaran.com) - Shir u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta...







