Al Shabaab
UPDATE: Muwaadiniinta dalka Ingiriiska oo looga digay inay u socdaalaan dalka...
UK (Halqaran.com) - Dowladda Ingiriiska ayaa muwaadiniinteeda uga digtay u safridda kenya iyo xuduudda Soomaaliya.
Qoraal ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Dibadda iyo Barwaaqo-sooranka ayaa...
WARBIXIN: Maxaa laga baran karaa weerarkii Hoteelka SYL ee Muqdisho?
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerarkii abaabulnaa ee maleeshiyada Al Shabaab ku qaadeen Hotel SYL ee Magaalada Muqdisho ayaa bannaanka keenay in Shabaabku uu bedelay taatikadii...
DAAWO VIDEO: Xildhibaan Fowsiya Yuusuf oo si aan laga fileyn uga...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa wax laga Xumaado ku tilmaantay Hadalkii dhowaan kasoo yeeray Madaxwaynihii...
UPDATE: Al-Shabaab oo ku sii siqaya magaalada Guriceel & Wararkii ugu...
Guriceel (Halqaran.com) – Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ayaa gaaray deegaano hoos-tagga Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, maalin uun ka dib markii ay la wareegeen Ciidamada...
UPDATE: Rag loo heysto inay qaraxyada ku aasi jireen waddooyinka Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdikariim Maxamed Maxamuud Xuseen (Siiseey), CabdiQani Cali Maxamuud Cali (Buneyste) Cali Muxudiin Abshir (Cali Kuulow) ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha Alshabaab...
UPDATE: Al-Shabaab oo la wareegay Saldhigyo ay ka baxeen ciidamada DF...
Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegeen gacan ku haynta Saldhigyo Ciidamada dowladda ay baneeyeen oo ku yaallo Gobolka Shabellaha dhexe.
Saldhigyada...








