Sunday, February 8, 2026
24.8 C
Mogadishu

Al Shabaab

Maamulka Galmudug oo soo saaray digniin ku socota shacabka

  Galmudug (Halqaran.com) - Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboleedka Galmudug oo is kaashanaya ayaa howlgal ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ka bilaabay...

Al-Shabaab destroys Safaricom mast in Mandera

A Safaricom telecommunication mast was destroyed on by suspected Al-Shabaab militants in Mandera County. Heavily armed suspected Al-Shabaab militants invaded Shir village on the Kenya-Somalia...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: Weerar hoobiyaal ah oo lagu qaaday xarunta Xalane ee Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaarayo Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fiidkii caawa halkaasi lagu garaacay tiro hoobiyeyaal ah. Hoobiyeyaashaan ayaa...
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab oo goob fagaaro ah ku toogtay Wiil dhallinyaro, kaddib markii...

Aadan Yabaal (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegaya, in ururka Al-Shabaab ay meel fagaaro ah oo...
Weriye Ahmed Abdi

Al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyadda dilal ka kala dhacay Muqdisho iyo Baledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) – Al-Shabaab ayaa durba sheegtay masuuliyadda dilka wiil dhaqtar ahaa oo xalay lagu toogtay Degmada Dharkeenley, xilli uu ku sugnaa goobtiisa ganacsiga...
Weriye Ahmed Abdi

Ciidanka sida gaar ah u tababaran ee DANAB oo howlgal qorsheysan...

Jamaame (Halqaran.com) - Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee DANAB oo ay wehlinayeen Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ay...
Weriye Ahmed Abdi

Al-Shabaab oo sheegtay in dagaal ay ku dileen ciidamo ka tirsan...

Janaale (Halqaran.com) – Al-Shabaab ayaa sheegtay dagaal inay ku dileen Ciidamo ka tirsanaa dowladda Federalka Soomaaliya, kadib dagaal ay ku qaadeen saacadihii la soo...
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamada Xoogga dalka Somaliya oo ku sii siqaya Deg. Jamaame &...

Jamaame (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka ayaa waxay ku sii siqayan Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose, ka dib markii ay isaga baxeen mintidiinta...