Tuesday, February 10, 2026
25.7 C
Mogadishu

Al Shabaab

Maamulka Galmudug oo soo saaray digniin ku socota shacabka

  Galmudug (Halqaran.com) - Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboleedka Galmudug oo is kaashanaya ayaa howlgal ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ka bilaabay...

Al-Shabaab destroys Safaricom mast in Mandera

A Safaricom telecommunication mast was destroyed on by suspected Al-Shabaab militants in Mandera County. Heavily armed suspected Al-Shabaab militants invaded Shir village on the Kenya-Somalia...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Al-Shabaab: 100 askari ayaan ku Dilnay weerarkii Balli-doogle

Balli-doogle (Halqaran.com) - Al-Shabaab ayaa war kasoo saaray Weerarkii ay ku qaadeen xerada Balli-dogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo ay dagan yihiin Ciidamo...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Al-Shabaab oo soo bandhigay weerarkii xerada Ceel-Saliini & saanado...

Marka (Halqaran.com) - Warbaahinta Al-Shabaab ayaa waxa ay soo bandhigeen weerar shalay subax ay ku qaadeen Xerada Ciidamada Militariga ee deegaanka Ceel Saliini duleedka...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay Khasaaraha, weerar ku billowday ismiidaan oo ay Al-Shabaab...

Marka (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaraya Gobolka Shabellaha hoose, ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen...
Jama Sh. Yusuf

UPDATE: Ururka Al-Shabaab War ka soo saartay qaraxii lagu dilay mas’uuliyiin...

Balcad (Halqaran.com) - War ka soo baxay maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ayaa looga hadlay qarax xoogan oo maanta mas’uuliyiin ka tirsan maamulka HirShabelle lagula eegtay...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Muxuu RW Kheyre kala hadlay Ciidamada Xoogga dalka ee...

Xudur (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqasho ugu tegay ciidamada xoogga dalka ee qeybta ka qaatay xorreynta Xudur, Ciidamo...
Weriye Ahmed Abdi

WAR CUSUB: Maxaa ka Ogtahay in dowladda Qadar ay Al-Shabaab siisay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Qatar ayaa lacag boqolaal kun oo dollar ah siisay maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab oo dhawaan hakiyay dhismaha waddada isku xirta Muqdisho...