Al Shabaab
Al-Shabaab oo weerar Khasaare geystay ku qaaday deegaanka Goofgaduud ee gobolka...
Goofgaduud (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar isugu jiray qarax Ismiidamin iyo dagaal toos ah oo Al-Shabaab ay ku qaadeen Xero...
Dagaal culus oo dhexmaray Ciidamada DF Somaliya iyo Al-Shabaab & Wararkii...
Gedo (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Federalka Soomaaliya, Ciidanka Itoobiya oo isku dhinac ah iyo Maleeshiyaadka Ururka...
SNA rescues 33 children from Al-Shabaab in southern Somalia
Somalia confirmed Friday that its forces rescued 33 children who had been recruited by the Al Shabaab.
The spokesperson of Somali information ministry, Ismail Omar...
Ciidanka Xoogga dalka oo 33 Carruur ah ka soo bad-baadiyay Al-Shabaab,...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidamada Xoogga Dalka ee Sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Dagmada Kuntuwaarey ee...
Ciidanka DANAB oo Al-Shabaab kala wareegay Deg. Kuntuwaarey
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan kuwa DANAB ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxay howlgallo ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.
Saraakiil...
Al-Shabaab oo markii ugu horreysay ka hadashay Xil ka qaadistii RW...
Muqdisho (Halqaran.com) - Warbaahinta ku hadasha Afka Ururka Al-Shabaab ayaa baahisay cod maqal ah oo laga soo duubay Afhayeenka guud ee Al-Shabaab Cali Maxamuud...








