Tuesday, January 13, 2026
24.4 C
Mogadishu

Ciidanka DANAB oo Al-Shabaab kala wareegay Deg. Kuntuwaarey

Sh/Hoose (Halqaran.com) – Ciidamo ka tirsan kuwa DANAB ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxay howlgallo ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegey inay la wareegeen degmada Kuntuwaareey ee Gobolkaas oo ay gacanta ku hayeen Al-Shabaab.

Waxay kaloo sheegeen saraakiisha, in Ciidamada ay gacanta ku dhigeen Saraakiil ka tirsan ururka Al-Shabaab, sidoo kale ay Saldhiga degmada Kuntuwareey ka siidaayeen dad Shacab ah oo u xirnaa Al-Shabaab.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in Ciidamada ay weli howlgallo ka wadaan Xaafadaha kala duwan ee degmada Kuntuwaareey.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...