Ciidanka Danab
Ciidanka Kumaandooska Danab oo deegaanno hor leh kala wareegay Al-Shabaab
J/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska Xooga Dalka Soomaaliyeed ee DANAB iyo Ciidanka Daraawiishta Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si wadajir ah waxaa ay u fuliyeen howlgallo...
Ciidanka Xoogga dalka oo 33 Carruur ah ka soo bad-baadiyay Al-Shabaab,...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidamada Xoogga Dalka ee Sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Dagmada Kuntuwaarey ee...
Ciidanka DANAB oo Al-Shabaab kala wareegay Deg. Kuntuwaarey
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan kuwa DANAB ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxay howlgallo ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.
Saraakiil...






