Al Shabaab
Faah-faahin cusub oo ku saabsan Khasaaraha ka dhashay Qaraxii maanta ka...
Afgooye (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaya qarax khasaaro xooggan geystay oo maanta ka dhacay gudaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose.
Wararka...
UPDATE: Taliye Qooje oo ka warbixiyay howlgallada ka socda Galgaduud iyo...
Galgaduud (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa ku wajahan deegaannada kala ah Ceel-lahelay iyo Ceel-garas ee gobolka Galgaduud.
Wararka ayaa sheegaya, in Al-Shabaab ay deegaanadaasi...
Wararkii ugu dambeeyay duqeyn ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe & Xubno...
J/Dhexe (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday degmada Jilib oo ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe, waxa...
Mareykanka: Hoggaamiye sare oo Al-Shabaab ah baan duqeyn ku dilnay
Saakow (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in weerar dhinaca cirka ah ay Talaadadii shalay ku dileen hoggaamiye sare...
DHAGEYSO: Puntland oo dagaal ku qabtay Maxaabiis Al-Shabaab ah & Wararkii...
Galgala (Halqaran.com) – Warar ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya, in dagaal khasaare geystay uu ka dhacay deegaannada Galgala iyo Bali-Khadar ee gobolkaasi, waxaana halkaasi...
Guddoomiyihii & Taliyihii booliska Goofgaduud oo lagu dilay Qarax & Wararkii...
Goofgaduud (Halqaran.com) – Warar cusub oo ka soo baxaya weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo ismiidamin oo xubno ka tirsan...









