Al Shabaab
Ciidamada Milatariga Somaliya iyo AMISOM oo deegaanno cusub kala wareegay Al-Shabaab
Beledweyne (Halqaran.com) - Ciidamada Millateriga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay wehlinayeen cutubyo ka tirsan Ciidamada Jabuuti ee ku hawlgala Amisom ayaa hawlgal Wadajir ah...
Wasiir Fiqi oo Digniin adag u jeediyay ganacsatada Galmudug ee lacagta...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Galmudug ayaa digniin adag u jeediyay ganacsatada deegaanada maamulka, ee canshuurta siisa Ururka Al Shabaab, oo Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyaduba...
Al-Shabaab oo xukun dil ah ku fulisay nin Oday oo Sixiroole...
Qoryooley (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in Ururka Al-Shabaab ay toogasho ku dileen nin ay ku...
Bodies of 9 abducted medical workers found in Bal’ad, Middle Shabelle...
The bodies of nine medical workers who were allegedly abducted by the militant group Al-Shabaab Wednesday were found today in the outskirts of Bal’ad...
al-Shabaab militants killed in SNA operation in SW state
The Somali army and Southwest state regional forces have jointly conducted security operations targeting armed group al Shabaab in the areas surrounding Dinsor district...
Ciidanka Xoogga dalka Somaliya oo abaabul ka dhan ah Al-Shabaab ka...
Galgaduud (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya, Janeral Odawaa Yuusuf Raage ayaa Arbacada maanta ah booqdey furimaha hore ee Ciidamada Xoogga ay Ku...









