XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
DF Somaliya oo maanta Ciidamo hor-leh geysay Beledweyne
Beledweyne (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo warramayaa in Arbacada maanta ah garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif...
Uganda: Wiilka Madaxweyne Yoweri Museveni oo xilkii laga xayuubiyay
Kampala (Halqaran.com) - Labo-xiddigle Janaraal, Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiilka uu dhalay madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, ayaa laga qaaday xilkii uu hayay ee ahaa...
Maxkamadda sare ee Kenya: ‘‘William Ruto ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynaha...
Nairobi (Halqaran.com) - Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa taageertay natiijada doorashadii uu ku dhawaaqay guddiga doorashada Kenya, taas oo ay ku sheegeen in...
Guddoomiye Jeyte ‘‘30 qof ayay Al-Shabaab dileen, 10 baabuurna way gubeen‘‘
Beledweyne (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan ayaa ka hadlay dhacdadii xalay ka dhacday waddada xiriirisa Degmooyinka Beledweyne iyo Maxaas, ee...
Dhageyso: Waa Sidee Xaaladda Bilaal Bulshaawi oo lagu dhaawacay Muqdisho?
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdulqaadir Cali Maxamuud oo loo yaqaanay (Bilaal Bulshaawi) ayaa xalay lagu dhaawacay Magaalada Muqdisho.
Nin bastoolad ku hubeysnaa ayaa Bilaal Bulshaawi iyo...
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dadkii lagu laayay Hiiraan.
Muqdisho(Halqaran.com) – Dowladda Soomaaliya ayaa si deg deg ah war uga soo saartay dadkii lagu dilay iyo gaadiidkii lagu gubay gobolka Hiiraan.
Dowladda ayaa sheegtay...







