Friday, May 29, 2026
26.9 C
Mogadishu

XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.

Mugadisho Halqran.com     QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA""" Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo? Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”

        Waa maxay Cadaalad? Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso: Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
Opinion
Jama Sh. Yusuf

Waa halis haddii mar kale Itoobiya lagala tashado nabadeynta SOOMAALIYA!

Faallo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida ee Itoobiya Mustafe Cagjar wuxuu dhowaan sheegay in dowladdiisu dhul amni (buffer zone)oo Itoobiya ka baxsan samayn...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan ‘‘Dowladdaan cusub waxaa u degsan labo siyaasadood oo ay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo kormeer shaqo ku tagay Taliska...
Jama Sh. Yusuf

RW Xamse Cabdi Barre oo magacaabay Golihiisa Wasiirada cusub + (Akhri...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa galabta magacaabay Golihiisa Wasiirada cusub, kadib munaasabad lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho. Ra’iisal...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha JF Somaliya, Xasan oo taageero u raadinaya Golaha Wasiirrada la...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu bilaabay kulamo gaar gaar ah oo uu la qaadanayo Xildhibaannada Golaha...
Ahmed Mohamed

Dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya oo ka shiray isku xirka Xudduudaha

Daallo-cado (Halqaran.com) - Waxaa magaalada Doollo Cado ee ku taalla xudduudka u dhaxeeya dalalka Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya lagu qabtay shir isku xirka xuduudaha...
Ahmed Mohamed

Kenya oo sheegtay in Facebook ay ku xadgudubtay shuruucda dalkeeda

Nairobi (Halqaran.com) - Hay’adda ilaalisa is-dhexgalka qowmiyadaha Kenya ayaa u qabatay shirkadda maamusha Facebook ee Meta muddo toddobo maalmood ah inay wax ka qabato...