XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
Wafdi ka socda DF Somaliya oo ka qeybgalay Shirka dhammeystirka Deyn-cafinta
Istanbul (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr Cilmi Maxamed Nuur iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Istanbul ee dalka...
Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya oo loo doortay William Ruto
Nairobi (Halqaran.com) - Guddoomiyaha guddiga doorashada ee Kenya ayaa Isniinta maanta ah ku dhawaaqay in William Ruto uu ku guuleystay doorashadii sida weyn loogu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Ergayga gaarka ah ee Ururka EAC
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdisalaam Hadliye Omer Ergaygay Gaarka ah ee madaxweynaha ee ururka Bulshada...
DAAWO VIDEO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardaaran cajiib ah u diray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay mudaaharaadyadii rabshadaha xigay ee Khamiistii ka dhacay qaar ka mid ah Magaalooyinka...
Madaxweynaha Somaliland oo si kulul uga hadlay Banaanbaxyada geystay dhimashada ee...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay banaanbaxyadii rabshadaha watay oo shalay Xisbiyada mucaaradka iyo taageeraayaashooda ay ka...
Mahdi Guuleed oo xilka ku wareejiyay R/Wasaare Ku xigeenka cusub ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Dalka, Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xilka kala wareegay Ra’iisal Wasaare Kuxigeenkii hore ee xukuumadda, Mahdi Maxamed Khadar...







