XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
DAAWO: Saameynta ay Warbaahinta ku yeelan karto Amarka culus ee ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xoghayaha guud ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ, Ustaad Faarax Cumar Nuur oo wareysi gaar ah siiyey Telefishinka Universal ayaa ka horyimid amarka...
DF Soomaaliya oo soo saartay amar ka dhan ah tabinta wararka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa Sabtida maanta ah soo saartay amar ka dhan ah baahinta wararka la xiriira maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab, sida uu...
DHAGEYSO: Xildhibaan Macallimuu oo war ka soo saaray hannaanka loo toogtay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa dood ka keenay hanaankii ay maxkamadda ciidamada Soomaaliya u fulisay qisaasta askarigii horay u dilay Taliyihiisa,...
Soomaaliya oo taageertay go’aan ka dhan dalka Shiinaha (Ogow Wax badan)
Xinjiang (Halqaran.com) - Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa ku guul daraystay inay meel mariyaan qaraar la doonayey in sannadka dambe dood laga...
Toogasho maanta lagu fuliyay Askari horey u dilay Taliyihiisa (Ogow Sababta)
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Jimcihii maanta Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Askari ka tirsanaa ciidanka...
DF Somaliya ”Dhallinyarada waa inay ka qeyb noqdaan dagaalka ka dhanka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Iyadoo muddooyinki dambe in badan oo ka mid ah gobollada dalka ay ka socdeen dagaallo ka dhan ah Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab...







