XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
Mareykanka oo xayiraad ku soo rogay Shabakad Maaliyadda & hubka u...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waaxda maaliyadda ee dowladda Mareykanka ayaa shaacisay inay heshay xogta ku saabsan dad ka tirsan shabakad isku xiran oo dhanka fududeynta...
Wasiirka Gaashaandhigga ee XFS oo ku baaqay dar-dargelinta dagaalka ka dhanka...
Baydhabo (Halqaran.com) - Wasiirka Gaashaandhigga ee XF Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u dowlad Goboleedka Koofur...
Madaxweynaha JFS oo Billad sharafyo guddoonsiiyay Xulka Qaranka 17 jirrada ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka xulka 17 jirrada ah ee ku...
Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17 jirada oo si weyn loogu...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Isniintii maanta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde International ee Magaalada Muqdisho siweyn loogu soo dhaweeyay Ciyaartooyda xulka Kubbadda Cagta ee 17...
Xulka Qaranka Soomaaliya ee U17 oo ku guuleystay Tartanka beriga &...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Xulka Qaranka ee Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa Sabtida maanta ah ku guuleystay koobka ciyaaraha bariga iyo...
RW Xamse Cabdi Barre oo ballan qaad u sameeyay Ciyaartoyda Xulka...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa bogaadiyay ciyaartoyda kubadda cagta ee qaranka, ee da’doodu ka yar tahay 17-ka sano, kuwaa...







