XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
Qaramada Midoobay oo si wadajir ah baaq deg-deg ah ugu dirtay...
Nairobi (Halqaran.com) - Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga Filippo Grandi ayaa sheegay in loo baahan yahay tallaabooyin deg deg ah siiba Bariga...
WhatsApp oo Hawada ka baxday, kaddib Cilad ku timid
Nairobi (Halqaran.com) – Waxaa gabi ahaan hawada ka maqan barta caan baxday ee WhatsApp-ka oo ay malaayiin dad ah si weyn u adeegsadaan, guud...
Dekedda Garacad oo maanta si rasmi ah xariga looga jaray +SAWIRRO
Garacad (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayay ayaa Sabtidii maanta gaaray deegaanka Garacd ee Gobolka Mudug dhanka dowlad...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo shacabka reer Hiiraan u sheegay inaysan Niyad...
Beledweyne (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF ah ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagey magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo...
Prof. Jawaari, guddoomiyihii hore ee BFS oo ka warramay Xaaladiisa Caafimaad
Istanbul (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Isbitaal ku yaalla magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ku booqday Guddoomiyihii...
KENYA oo muddo yar gudaheed ka faa’iday ‘8 Milyan oo Doollar’...
Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa waxaa la sheegay in qaadka (Jaadka) Miirowga oo ay u soo dhoofiso Soomaaliya muddada Saddex bilood ah ee...







