XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
DHAGEYSO WAREYSI: Wasiirka Warfaafinta K/Galbeed Ilyaas oo caddeeyay sababta uu isku...
Baydhabo (Halqaran.com) - Wasiirkii warfaafinta Koonfur Galbeed, Ilyaas Cali Nuur ayaa xalay xilka iska casilay, wuxuuna is-casilaadiisa u sababeeyay weerarkii ay Jimcihii ciidamo ka...
IMF oo shaacisay in DF Soomaaliya ay ka gudubtay shuruudihii looga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinta qiimeynta barnaamijka ECF ( Extended Credit Facility) ee hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya...
DAAWO VIDEO: Maxaa ka jira in burburin lagu billaabay qubuuraha caanka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa lagu soo warramayaa in qabuuraha Macallin Nuur ee deegaanka KM 13 ee duleedka Muqdisho lagu billaabay in dib loo fago...
DAAWO VIDEO: Madaxweyne Xasan oo si adag uga hadlay la wareegitaanka...
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Talaadada maanta ah khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xaalada guud...
Muxuu ka yiri Madaxweyne Xasan Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland?
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Mehmet Yılmaz, Siihayaha...
Nin Soomaali ah oo lagu xiray Turkiga, kaddib markii uu jeex-jeexay...
Ankara (Halqaran.com) - Ciidamada Ammaanka dalka Turkiga ayaa xiray muwaadin Soomaaliyeed oo bartiisa Tiktok ku baahiyay muuqaalka, isaga oo jex-jeexaya lacagta Liirada ee dalkaasi,...







