Saturday, July 25, 2026
25 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Editor

XOG XASAASI + DHAGEYSO: Maxaa ka ogtahay mas’uuliyiintii maanta gaaray Kismaayo,...

Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Kismaayo khamiistii maanta gaaray qaar ka mid ah madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, madaxweynaha maamulka Puntland, iyo hoggaamiyayaasha xisbiyada mucaaradka...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Maxaa ka soo baxay Kulankii maanta ee Golaha Wasiirrada ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta meel mariyay natiijadii kasoo baxday hubinta iyo tirakoobka shaqaalaha rayidka ah ee dowladda iyo...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Shirka maamullada gobollada iyo degmooyinka Koonfur Galbeed oo lagu...

Baydhabo (Halqaran.com) - Shirkan oo muddo toddobaad ah ka socdey magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa waxaa loo qabtey  masuuliyiinta maamullada goballada iyo...
Editor

DAAWO SAWIRRO: Maxaad ka ogtahay Ujeedka safarka madaxweyne Farmaajo uu ku...

Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Addis Ababa ayaa waxa Garoonka...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Sidee madaxweynaha Puntland ‘DENI’ loogu soo dhaweeyay Kismaayo?

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Khamiistii maanta siweyn loogu soo dhoweeyay Magaaladda Kismaayo...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii maanta ciidamada AMISOM lagula eegtay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Xaafadda caymiska ee Degmada Yaaqshiid ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM halkaasi Qarax lagula eegtay. Qaraxan oo haaa miinada...