Friday, May 1, 2026
28.3 C
Mogadishu

XOG XASAASI + DHAGEYSO: Maxaa ka ogtahay mas’uuliyiintii maanta gaaray Kismaayo, xilli DF Somaliya ay qaaday xayiraadii?! ‘

Madaxdii hore ee Soomaaliya oo maanta gaaray Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Kismaayo khamiistii maanta gaaray qaar ka mid ah madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, madaxweynaha maamulka Puntland, iyo hoggaamiyayaasha xisbiyada mucaaradka dalka.

Xubnaha maanta Kismaayo gaaray waxaa ka mid ah, Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh, Saciid Deni iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Wafuudaas kala duwan ayaa Kismaayo uga qeyb-galaya calaamo saarka madaxweynaha Jubaland ahmed Axmed Madoobe, oo doorashadiisa ay dowlada dhexe ku tilmaantey sharci darro.

Sidoo kale, waxaa muuqaneysa in dowladu qaadey xayiraadii ay ku soo rogtey siyaasiyiinta dooneysey in Kismaayo u safraan.

Haddaba maxaa keeney in dowladda ay qaado xanibaaddaas? Sidoo kale xal iyo isku soo dhawaansho ma keeni karaan siyaasiyiinta Kismaayo isugu tagay? Weriyaha Laanta Af Soomaaliga ee VOA-da Falastiin Axmed Iiman ayaa warbixintan ku eegeysa arrimahaas.

Halka Hoose ka dhageyso Warbixin Xiiso gaar ah leh:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...