Wednesday, January 14, 2026
28.9 C
Mogadishu

XOG: Xildhibaan shaaca ka qaaday in FARMAAJO uu ciidan ka doontay Itoobiya! +SABAB!

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo ku kulmay Addis-Ababa.

Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo Itoobiya u doontay Ciidan kadib markii siyaasiyiintii xilkasta ahaa Kismaayo iska soo xaadiriyeen.

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Adis Abababa halkaasi oo ay kaga qeyb galayaan shirka Madaxda Urur Goboleedka IGAD.

“Madaxweyne Farmaajo oo Itoobiya ciidan u doontay, kadib markii siyaasiintii xilkaska ahaa Kismaayo iska xaadiriyeen,” ayuu ku yiri Mahad Salaad qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebooka.

Qoraalka Xildhibaan Mahad Salaad ayaa u muuqa mid Dowladda Federaalka lagaga guuleystay loolankii siyaasadeed ee ka jiray Jubbaland.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...