Mas'uuliyiin tira badan oo gaaray Kismaayo
XOG XASAASI + DHAGEYSO: Maxaa ka ogtahay mas’uuliyiintii maanta gaaray Kismaayo,...
Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Kismaayo khamiistii maanta gaaray qaar ka mid ah madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, madaxweynaha maamulka Puntland, iyo hoggaamiyayaasha xisbiyada mucaaradka...




