Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Sidee Soomaaliya looga xusay maalinta Boostada Adduunka?
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Soomaaliya, Eng: Cabdi Cashuur Xasan, ayaa sheegay in ay heer gaba-gabo ah marayaan dedaallada dib loogu...
UPDATE: Maxay Somaliland kaga jawaabtay dalabka Korneyl Caarre iyo Jabhadiisa?
Hargeysa (Halqaran.com) - Xukuumada Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Kornaylka hoggaamiyaha Jabhada ku sugan gobolka Sanaag ee Caarre.
Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha...
Wararkii ugu dambeeyay ciidamo uu hoggaaminayay Farxaan Qarxoole oo lagu qarxiyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah kasoo baxaya Qarax miino oo xalay Deegaanka Siinka Dheer ee Duleedka magaaladda Muqdisho, kaasoo lala eegtay Ciidamo...
XOG XASAASI AH: DF Somaliya oo Wafdi u dirtay Puntland si...
Boosaaso (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan, in Wafti ka socda dowladda Federaalka oo ay ka...
Arag Sawirka murugada leh ee uu Amiin Caamir ka sameeyay JUBBALAND...
Muqdisho (Halqaran.com) - Farshaxanistaha weyn ee Soomaaliyeed, Amiin Caamir oo ku magac dheer (Amin Arts) ayaa sawir murgo leh ka sameeyay xaaladda uu iminka...
WAR CUSUB: Guddiga doorashooyinka Qaranka oo shaaca ka qaaday in ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa waxay shaaca ka qaaday in ay dhib ku qabaan...







