Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DEG DEG: Qarax xooggan oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax xoogan ayaa caawa laga maqlay Galbeedka Magaalada Muqdisho, kaddib markii lagu soo xiray gaari uu leeyahay mid ka mid ah...
DAAWO SAWIRRO: JUBBALAND: Waxaynu khaarijinay Saraakiil ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab
Kismaayo (Halqaran.com) - Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ayaa waxay shaaca ka qaadeen in hawlgal laga sameeyay tuulooyinka hoos-tagga Deegaanka Cabdalla Biroole lagu dilay Saraakiil Ururka...
DAAWO SAWIRRO: Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo maanta tagey magaalada Baydhabo
Baydhabo (Halqaran.com) - Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu qayb ka yahay guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray Wasiir Beyle iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Maaliyadda Somaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud...
XOG XASAASI: Maxaa ka ogtahay in mooshin laga diyaarinayo guddoonka Baarlamaanka...
Garoowe (Halqaran.com) - Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Puntland, ayaa waxa ay diyaarinayaan Mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed).
Xildhibaanadan...
XOG: JUBBALAND oo sheegtay in aysan khuseyn habraaca doorasho oo ay...
Kismaayo (Halqaran.com) - Kadib markii Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federalka Xukuumadda Soomaaliya ay soo saartay habraaca doorashada Xildhibaanada iyo Madaxweynaha Jubbaland, ayaa arrintaasi waxaa...







