Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Meydka Sarkaal boolis Kenyaan ah oo qoorta laga gooyay oo la...
Nairobi (Halqaran.com) - Booliska Kenya ayaa sheegay inay heleen maydka Sarkaal ka tirsanaa Ciidankooda oo muddo todobaad ah la la’aa, kaasi oo laga helay...
Afhayeenka Baarlamaanka Jabuuti iyo wafdi uu horkacayo oo soo gaaray Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Maxamed Cali Xumad.
Wafdigan waxaa garoonka diyaaraaha Aadan Cabdulle ku...
AKHRISO: DF Somaliya oo shaacisay qorshe cusub oo lagu soo xulayo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay qorshaha soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka 2aad iyo Doorashada Madaxweynaha ee Jubbaland 2019, iyadoo uu dhawaan...
DF Somaliya oo Dacwad cusub ka gudbisay Kenya, ‘‘Sharciga caalamiga ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Kenya ku eedeysay in ay ku xad-gudubtay sharciga caalamiga ah ee duulista hawadda kadib markii diyaarad ka...
DF Soomaaliya oo Digniin culus u dirtay maamulka Jubbaland (Maxaa cusub?)
Muqdisho (Halqaran.com) - Xukuumada Soomaaliya ayaa digniin adag u dirtay maamulka Jubbaland, waxaana ay sheegtay in tilaabo laga qaadi doono hadii ay isku dayaan...
DHAGEYSO: Somaliland oo war culus ka soo saartay ka qeybgalka caleema...
Hargeysa (Halqaran.com) - Waxaa maalmihii la soo dhaafay jiray muran ka dhashay in Xildhibaano ka tirsan Somaliland ay ka qeyb-galayaan Xaflada Caleema-saarka Madaxweynaha Jubbaland...







