Saturday, January 17, 2026
25.5 C
Mogadishu

AKHRISO: DF Somaliya oo shaacisay qorshe cusub oo lagu soo xulayo Baarlamaanka Jubbaland iyo Doorashada Madaxweynaha 2019-ka!

Muqdisho (Halqaran.com) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay qorshaha soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka 2aad iyo Doorashada Madaxweynaha ee Jubbaland 2019, iyadoo uu dhawaan Axmed Madoobe sheegay in loo doortay madaxweynaha Jubbaland.

War-Saxaafadeed kas oo baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha ee dawladda Soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay Arintan.

Warka ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa wuxuu ku soo aadayaa Xili uu Axmed Madoobe isku diyaarinayo Caleemo saar, Islamarkaana ay dawladdu sheegtay inaysan Aqoonsanayn doorashadii lagu doortay Axmed Madoobe.

Haddaba Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka Dowladda:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...