Friday, May 1, 2026
30.9 C
Mogadishu

Arag Sawirka murugada leh ee uu Amiin Caamir ka sameeyay JUBBALAND & Madaxweynaha Kenya oo …

Muqdisho (Halqaran.com) –  Farshaxanistaha weyn ee Soomaaliyeed, Amiin Caamir oo ku magac dheer (Amin Arts) ayaa sawir murgo leh ka sameeyay xaaladda uu iminka ku sugan yahay maamulka Jubbaland.

Sawir-gacmeedkan ayuu ku muujiyay dhibtaada ba’an ee uu ku hayo madaxweynaha dalka Kenya, Mr. Uhuru Kenyatta.

Amin Caamira ayaa sidoo kale, farxashankan ku muujiyay madaxweyneyaashii hore ee maamul goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Cabdikariin Guuleed iyo Shariif Xasan Sh. Aadan oo dhawaan diyaarad ku tagay Kismaayo.

Haddaba Akhristow, maxaa kaaga baxay farshaxankan cajiibka ah ee hoos kaaga muuqda.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...