Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Somaliland oo kulan muhiim ah la qaatay Safiirka...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Magaalada Hargeysa kula kulmay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Nicolás Berlanga Martinez...
XOG XASAASI: Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo ku gacan-seeray dalab kaga...
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ku gacan seyray dalab ugu yimid dowladda Soomaaliya oo ku aadanaa in uusan...
DAAWO SAWIRRO: Faah-faahin cusub iyo wararkii ugu dambeeyay diyaaradii maanta Shilka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Diyaarad nooca xamuulka ah ayaa waxay maanta shil aan buurnayn ku gashay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ka dib markii...
UPDATE: Guddoomiyaha Aqalka sare ”Madaxda dowladda waa inay xalliyaan khilaafka kala...
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa wuxuu maanta uu is dul-taag ku sameeyay khilaafka xoogan ee Dowladda...
AKHRI: Hanti dhowraha Qaranka oo shaaca ka qaaday in lacago tira...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hanti Dhawraha Qaranka, Maxamed Maxamuud Afgooye ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in lacago aan la xisaabin ay ka maqan yihiin...
DAAWO SAWIRRO + AKHRISO: Nuxurka Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ee furitaanka Baarlamaanka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibkiisa dastuuriga ah ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga...







