Saturday, January 17, 2026
28.9 C
Mogadishu

AKHRI: Hanti dhowraha Qaranka oo shaaca ka qaaday in lacago tira badan lagala baxay Khasnadda dowladda

Muqdisho (Halqaran.com) – Hanti Dhawraha Qaranka, Maxamed Maxamuud Afgooye ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in lacago aan la xisaabin ay ka maqan yihiin khasnadda Dowladda Federaalka Somaliya.

Hanti Dhawraha Qaranka ayaa sheegay in tani ku ogaadaan baaritaan ay sameeyan. Hanti Dhawraha ayaa wuxuu warkan ku sheegay qoraal ka soo baxay xafiiskiisa oo isagu uu ku saxiixnaa.

Haddaba hoos ka akhriso qoraalka Hanti dhowraha Qaranka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...