Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu soo laabtay dalka, ka dib safar labo maalmood...
UPDATE: Maxaad ka ogtahay hadalka Cajiibka ah ee uu Aadan Barre...
Kismaayo (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqbalida baarlamaanka dalka Kenya, Aaden Barre Ducaale oo maanta ka hadlayay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in aysan Kenya waxba dan...
XOG XASAASI: Musharraxiin ka soo horjeestay guddiga farsamada doorashada Galmudug
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ee kala ah Cabdiraxmaan Odawaa iyo Kamal Gutaale ayaa war saxaafadeed ay si wadajir u...
TOOS U DAAWO Xafladda Caleema saarka Axmed Madoobe oo ka socota...
HALKAN TOOS UGA DAAWO XAFLADDA CALEEMA SAARKA AXMED MADOOBE
https://youtu.be/ahUkYopw4n4
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com
Wafdi ka socda dowladda Kenya oo toos uga degay Kismaayo &...
Kismaayo (Halqaran.com) - Wafdi ka socda dowladda Kenya ayaa goor dhaw waxa ay ka dageen Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose, iyadoo maanta ay...
UPDATE: Qaban-qaabadii ugu dambeysay Xafladda Caleema saarka Axmed Madoobe oo ka...
Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee Maamulka Jubbaland ka socota qaban qaabadii ugu dambeysay ee loogu jiro qabsoomida Xafladda Caleemo...







