Saturday, July 25, 2026
25 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Editor

14 qof oo ku dhimatay Shil gaari ka dhacay Somaliland

Berbera (Halqaran.com) - 14 ruux oo saarnaa gaari ayaa ku geeriyooday duleedka Magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil, kadib markii Baabuurkii ay saarnaayeen uu shil...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay Saraakiil lagu laayay duleedka magaalada Jowhar +Magacyada

Jowhar (Halqaran.com) - Afar ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Maamulka Hirshabelle ayaa waxaa gelinkii dambe Jimcihii shalay lagu dilay duleedka Magaalada Jowhar ee Gobolka...
Weriye Ahmed Abdi

Faallo: Saniini iyo Sabiib iyo Caanoole goorma ayey Balcad ka dhawaadeen?

Waxaan qorma gaaban oo aan uga hadlaayo hoowlgallada kasocda deegaannada sanniini, sabiib, caanoole iyo ow dheegle. Waxaan ugu horreeyn iga su’aal ah Sabiib iyo caanoole,...
Editor

WAR CUSUB: Cabdi-rashiid Xidig oo Lix Su’aal hor-dhigay madaxweynayaashii hore ee...

Kismaayo (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo sheegta inuu yahay madaxweynaha Jubbaland ayaa Lix Su’aal weydiiyay madaxda Kismaayo isugu tagtay. Mr. Xidig ayaa weydiiyay Mas’uuliyiinta...
Jama Sh. Yusuf

Muxuu RW Itoobiya ‘Abiy Axmed’ ku muteystay abaalmarinta caanka ee nabadda...

Adis Ababa (Halqaran.com) - Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa ku guuleystay billadda abaalmarinta nabadda, sida uu shacaiyaya guddiga bixiya abaalmarintaasi oo fadhigiisu...
Weriye Ahmed Abdi

Arag Sawirro laga soo qaaday madaxdii Kismaayo isugu tagtay oo hadal...

Kismaayo (Halqaran.com) - Saacadihii ugu dambeeyay baraha bulshada waxaa qabsaday sawirro laga soo qaaday masuuliyiinta ku sugan Kismaayo, kuwaasi oo halkaasi u jooga ka...